Noqo xirfadle ku shaqaysta camerad
Astaamaha Gaarka ah ee Barnaamijka
• Helitaanka qalab casri ah, qalab xirfadeed iyo istuudiyo
• Khibrad gacan-ku barasho ah oo lala shaqaynayo shaqada adduunka ee dhabta ah
• Macallimiin khibrad u leh khibrada shaqo
• Waayo-aragnimo u yeelashada tababarka shaqada ayaa loo baahanyahay
RIDGEWATER COLLEGE
Professional Photography
Ridgewater College waa tallaabo xaqiijin ah, shaqo
bixiye iyo waxbare fursado loo simanyahay. Dukumi-
intigaan waxa lagu heli karaa qaabab kale oo loogu
talagalay shaqsiyaadka naafada ah; macaamiisha qaba
naafonimada maqalka ama hadalka ayaa nagula soo
xiriiri kara iyagoo adeegsanaya Adeegga Lalisks ee ay
Doortaan. 4/2021 P350
Maajo 2021: Tarjumadan waxaa maalgelisay deeqda
RC Perkins grant. Si aad u hesho macluumaadkii ugu
dambeeyey ee barmaamijka, booqo ridgewater.edu
oo ka dooro turjubaanka Luqadda ee af Soomaaliga.
800-722-1151 | ridgewater.edu
Xubin katirsan Gobolka Minnesota
ridgewater.edu/visit
ridgewater.edu/applynow
Ballan u samayso
Booqasho & Codso
Maanta!
labaad. Laydhka iyo qalab khaas ah ayaa
loo heli karaa in la amaahdo. Haddii aad
qorshaynayso inaad iibsato kombuyuutar,
macallimiintu waxay sawir qaadayaasha kula
talinayaan badeecooyinka Apple Mac.
Macluumaadka Xirfadda
Badanaa xirfadleyaasha sawir qaadistu
waxay doortaan ama sawir qaadista dadka
ama sawir qaadista ganacsiga midkood oo
ay ku qabanayaan ama istuudiye dhexdiisa
ama goobta xaruntooda. Sawir ka qaadista
dadku waxay diiradda saaraysaa dadka la
sawirayo halka sawir qaadista ganacsigu ay
diiradda saarayso shayga.
Sawir qaadista dhijitaalka ah ayaa waxay
abuurtay fursado shaqo oo cusub. Qaar
badan oo ka qalinjabiyay ayaa waxay shaqo
ku helaan in ay noqdaan takhasuslaha
sawirada dhijitaalka.
Qalinjabiyeyaashu waxaa laga yaabaa
in ay ku bilaabaan shaqooyinka sida
caawiyeyaasha istuudiyaha. Sawir
qaadayaasha ganacsiga ayaa badanaa
waxay u guuraan aagagga magaalada
iyo nawaxigeeda. Sawiritaanka dadka
ayaa waxay kuu ogolaanaysaa inaad aad
u soc socoto. Dad badan oo horay uga
qalinjabiyey ayaa furta istuudiyayaal ay
iyagu leeyihiin.
Xigasho: careerwise.minnstate.edu
Shahaadooyinka
Xirfadda Tikniyoolajiyadda Sawir-qaadista
AAS Degree - 60 dhibcood
Dibloomada - 64 dhibcood
Sartifikeedka - 29 dhibcood - CUSU