Last year's 2022 happy new year 2023

avatar

Waxaan samayn doonaa is badali Doona dhamaan noloshayda waxaan samayn soonaa waxaan ku hami jiray dhaam
Kaso ah waxqabad dhanka interenetka ah

  1. Cid kaaga fiican hawn raadso:
    Naftada ha ku daalin in ay qabtaan hawlo aanay ku joojin. Waa ay fiicantahay in aad dhadhasho, hawlo waaweynna aad waqti iyo maskax geliso si aad uga midho dhaliso. Waxbarasho iyo waayo korodhsiguna waa arrin muhiim ah. laakiin ogow kelidii isma wadi karo, hawl aanad aqoon u lahayn oo aa*d isku dardaaran tahay guuldarro iyo niyadjab ayey kuu suurtageli kartaa. Shaqada xitaa kugu adag ama kaa sarraysa ha ka baqan, laakiin kelidaa geeddigaas ha gelin ee wehel kaaga aqoon badani
    | sanad cusub1 | sanad dhamanay |
    | ------------ | ------------ |
    | waxaan samayn waxqabad | noloshu waa kalseeni | * ha kugu garabsiiyo. Kala sheekayso, kala tasho, ka baro xitaa marmar gacanyare, aad ku siinayso ka dhigi waayo aragga u ah shaqada


0
0
0.000
1 comments