Happy new year 2023
Waxaan halkan uga gaba gabaynaya sanadkii tagay 2022 kasi oo aan haystay caafimaad iyo lacag iyo xoogba alx waxaan sanadkan soo socda uga rajaynaya inuu noqdo mid wanaagsan
Insha allahu tacaala
Waxaan sanadkan
Iska badali doonaa wax badan inuu iidhaamo kii hore
In kastoo aan haystay wixii iigu qalisnaa oo ahaa caafimaadka alle
Balse raje kale ayaa igu duugan
0
0
0.000
0 comments